Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
M/Weyne Farmaajo Oo Go’aan La Yaab Leh Ka Qaatay Dhismaha Darbiga Kenya Ee B/Xaawo | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> M/Weyne Farmaajo Oo Go’aan La Yaab Leh Ka Qaatay Dhismaha Darbiga Kenya Ee B/Xaawo | Hal Sheegaha La Hubo

M/Weyne Farmaajo Oo Go’aan La Yaab Leh Ka Qaatay Dhismaha Darbiga Kenya Ee B/Xaawo

Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu joojiyay dhismaha darbiga Kenya ay ka wado xuduuda u dhaxeysa Magaalooyinka Mandhera iyo Baled Xaawo ee dalka Kenya.

Sida uu xaqiijiyay Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed wada hadal dhexmaray dowladda Somaliya iyo dowladda Kenya ayaa sabab u noqotay in dhismaha darbiga Kenya ay joojiso.

Wuxuu sheegay labada Madaxweyne taleefoonka inay ku wada hadleen, islamarkaana la isku afgartay arrintaasi, isaga oo hadalkiisa intaasi raaciyay maalinta berri ah in shir arrintaan looga hadlaayo labada dowladood ay isaga imaanayaan.

“Waxaan xaqiijineynaa in shirka la isugu imaan doono 27-ka bisha, ka horna la joojiyay dhismihii darbiga. Waxaan rajeynaynaa in xal waara aan ka gaarno arrinkan saameynta badan ku yeeshay nolasha bulshada magaalooyinka Balad Xaawo iyo Mandera.” Ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Gedo.

Shirka oo aanan si rasmi ah loo shaacin meesha uu ka dhacaayo, ayaa la sheegay inay ka qayb gali doonaan guddiyo ka kala socda dowladaha Somaliya iyo Kenya.

Shacabka Degmada Baled Xaawo ayaa maalmahan waday olole xooggan oo ay kaga hortagayaan qorshaha dowladda Kenya ay ku doonaysay inay dari kaga xayndaabto xuduuda labada Magaalo ee Mandhera iyo Baled Xaawo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT