Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DF Soomaaliya oo ka hadashay Gantaal Xuutiyiinta Yemen ay ku rideen dalka Sacuudiga | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DF Soomaaliya oo ka hadashay Gantaal Xuutiyiinta Yemen ay ku rideen dalka Sacuudiga | Hal Sheegaha La Hubo

DF Soomaaliya oo ka hadashay Gantaal Xuutiyiinta Yemen ay ku rideen dalka Sacuudiga

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamuud Geelle oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Xuutiyiinta Yemen ee ka dagaalama dalka Yemen ay ku soo rideen magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga Gantaallo, hase ahaatee ciidamada Cirka ee dalka Sacuudiga ay ku guuleysteen iney ka hortagaan oo ay bur buriyaan Gantaalladaasi.

Safiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si aad ah u cambaareyneyso Xuutiyiinta dalka Yemen falka ay sameeyeen, isagoo tilmaamay in ay gacan ka helayaan dowladda Iiraan oo horey Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay.

“Dowladda Soomaaliya raggaasi aad iyo aad ayey u cambaareneysaa, waxeyna ku eedeeneysaa nimanka Xuutiyiinta ah oo gacanta ka helaya Iiraan oo aad ogtihiin in Soomaaliya ay xiriirka u jartay, hadda Iiraaniyiintu culeys badan ayey ku hayaan Sacuudiga oo nimanka Xuutiyiinta ah maahan niman heli kara Tiknoolajiyadan Sawaariikhda isaga kala goosheysa intaasi oo KM,” ayuu yiri Daahir Maxamuud Geelle Safiirka Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Sacuudiga ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay garab taagan tahay dowladda Sacuudiga islamarkaana ay taageersan tahay Isbaheysiga uu horkacayo Sacuudiga, sidaasi oo kalena Soomaaliya ay aqoonsan-tahay Dowladda Sharciga ah ee dalka Yemen.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT