DAAWO:- Farmaajo oo loogu baaqay Haddii uusan Go’aan ka qaadin karin Xadgudubka Kenya inuu is casilo

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah uga hadlay Xadgudubka Kenya ay sameyneyso Xadka Soomaaliya gaar ahaan degmada Beledxaawo.

Dowladda Soomaaliya ayay ugu baaqeen iney Arrintaan mowqif cad ka qaataan,islamarkaana ka soo saarto go’aan wax looga qabanayo dhul boobka ay waddo.

Abwaan Xirsi Dhuux oo ka mid ah Abwaanada Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa madaxweyne ku dhaliilay hadal la’aanta xadgudubka Kenya ay ka waddo Xadka Soomaaliya.

Wuxuu ugu madaxweyne Haddii uusan go’aan cad arrintaan ka soo saari karin inuu is casilo.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT