Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
M/weynihii hore Oo Fariin Muhiim Ah Usoo Diray DF Soomaaliya | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> M/weynihii hore Oo Fariin Muhiim Ah Usoo Diray DF Soomaaliya | Hal Sheegaha La Hubo

M/weynihii hore Oo Fariin Muhiim Ah Usoo Diray DF Soomaaliya

Madaxweyne hore Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fariin kooban usoo diray DF Soomaaliya, taasi oo ku aadan khilaafka ka dhex jira xildhibaannada Golaha shacabka iyo sidoo kale xukuumadda.

Xasan Sheekh ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la ilaaliyo xasiloonida dalka, lagana gudbo khilafka jira.

Waxa uu tilmaamay in looga baahan yahay golaha shacabka iyo xukuumadda in xaaladda qaboojiyaan, islamarkaana wax walbo lagu dhammeyo wadahadal iyo is faham.

“Khilaaf wax ma dhiso, dalka horey buu u socdaa, ma ahan in hadda gadaal loo laabto oo khilaaf la bilaabo, waxaan ku baaqayaa in xasilooni siyaasadeed la sameeyo, lagana fogaado wax walbo oo shacabka niyad jab ku ah” ayuu yiri Xasan.

Khilaafka ka dhaxeeya golaha shacabka iyo xukuumadda ayaa xooggeystay, wallo ay jiraan xildhibaanno difacaya xukuumadda.

Baaqa uu u soo jeediyey Mudane Xasan DFS ayaa wuxuu ku soo aadayaa iyadoo qaar ka tirsan BFS ay ku eedeeyeen inuu qeyb ka yahay khilaafka siyaasadeed oo uu iminka dalka ku jiro islamarkaana uu wax ka hurinayo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT