DAAWO:- Xildhibaanaada Aqalka Sare Oo Ka Hadlay Xadka Ay Dowladda Kenya Ka Dhiseyso Beled-Xaawo

Waxay Dowladda dalka Kenya bilowday dhisidda Darbiga xadka ay la wadaagto dalka Soomaaliya, taaoo in muddo ah ay ku taameysay ayaa waxay iminka u muuqataa inay ka dhameysay fikirkeedii guracnaa o ay ku dooneysoo sidii ay Badda Soomaaliya u xalaaleysan lahayd.
Haddaba arrintaas waxaa ka dhiidhiyey Xildhibaanaada Aqalka Sare oo runtii ku tilmaamey inay gardaro cad tahay waxa ay ku dhaqmeyso Dowladda Kenya, waxaase nasiib darro ah ilaa iyo iminak xukuumadda uu hogaamiyo R/W Kheyre kama hadlin Darbiga y dhiseyso Dowladda Kenya.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT