Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DEG DEG:- Hogaamiyayaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibey DFS | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DEG DEG:- Hogaamiyayaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibey DFS | Hal Sheegaha La Hubo

DEG DEG:- Hogaamiyayaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibey DFS

Wararka naga soo gaaraya G/Baay ayaa sheegaya in hogaamiyayaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab isku dhiibeen ciidamada dowladda ee ka dagaaalama gobolka.

Horjoogayaashan oo ka soo goostay xogagga Al-shabaab ee gobollada Baay iyo in ay iskaga baxeen Al-shabab islamarkaana hadda wixii ka dambeeya ay ku biireen dowladda Soomaali lana dagaalami doonaan Al-shabaab.

Xubnaha ka soo baxay Al-shabaab ee dowlada isku soo dhiibay ayaa waxaa ka mid ah Macalin Geedow Aadan Abuukar oo ah hogaamiye Al-shabaab u qaabilsanay gobolka Baay, sidoo kale waxaa uu ahaa taliyaha dagaalamayasha Al-shabaab ee gobolkaasi sida sheegtay.

Macalin Geedow Aadan oo la hadlay warbaahint ayaa sheegay in uu la socdo Cabdiraxmaan Fiiloow oo ahaa hogamiyaha Al-shabaab ee gobolka Gedo sababtana ay uga soo baxeenna tahay in Al-shabaab badaleen fikirkii markii hore lagu dagaalamayay.

Dhowr jeer oo hore ayaa sidan oo kale waxaa isku soo dhiibay hogaamiyaal sare oo ka tirsan Al-shabaab kuwaa oo ku eedeyay Al-shbaaab in ay hareer mareen fikirki la aaminsanaa in lagu dagaalamo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT