DAAWO:- Qaraxii Ka Dhacay magaalada Muqdisho iyo Tirada Dhimashada Oo Gaartay 18-ruux

Qarax Gaari oo ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Maqaaxi lagu shaaxeeyo oo ka soo horjeeda Hotelka Wehliye ayaa waxa ku dhintay ku dhawaad 15-ruux halka tira kalana ay ku dhaawacmen.

Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Qarax gaari oo galabta ka dhacay ka soo horjeedka Hotel Wehliye oo ku yaalla wadada Maka Al-mukarama, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoysyada Sayidka iyo Dabka ee magaalada Muqdisho.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT