Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DAAWO:- Kulan Looga Hadlayey Arimaha Qaxootiga Somalia Oo Lagu Qabtay magaalada Nairobi | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DAAWO:- Kulan Looga Hadlayey Arimaha Qaxootiga Somalia Oo Lagu Qabtay magaalada Nairobi | Hal Sheegaha La Hubo

DAAWO:- Kulan Looga Hadlayey Arimaha Qaxootiga Somalia Oo Lagu Qabtay magaalada Nairobi

Shirkan looga arinsanayey arimaha qaxootiga soomaaliya oo mudo sadex cisha ah ka socday Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxa ka qeyb galay wadama ku bahoobay IGAD xubna ka socda bankiga aduunka, ha’ada qaxootiga aduunka iyo midowga yurub.

Shirka oo ay soo qaban qabaisay IGAD ayaa Soomaaliya waxa qeyb galay wasiir ku xigenka arimaha dibada gudoomiyaha hay’ada qaxootiga somalia iyo siihayaha safaada Somalia ee Kenya ahna qunsulka guud ee safaarada.

Markii u soo gaba gaboobay shirka ayaa waxa tvb-ga universal kaga warbixiyey Gudoomiayaha Hay’ada qaxootiga qaranka Axmed Nuur iyo siihaya safaarada soomaalia ee Kenya ahna qunsulka guud ee safarada cali maxamed shgeikh cali gabadi.

Wasiir ku xigenka wasaarada arimaha dibada Soomaaliya Mukhtar mahad daa’ud ayaa shaaca ka qaaday in shirkan u daba socday shir snadkii hore Nairobi ku yeshen madaxda dowladaha IGAD oo looga hadlay arimaha qaxootiga Soomaaliya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT