Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxaa ku qasbay in Maxamed Nuur uu dilo Justine Daimond oo u dhalatay Australia? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxaa ku qasbay in Maxamed Nuur uu dilo Justine Daimond oo u dhalatay Australia? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxaa ku qasbay in Maxamed Nuur uu dilo Justine Daimond oo u dhalatay Australia?

Sarkaal Maxamed Nuur oo ka tirsan Booliiska magaalada Minneapolis ayaa Talaadadii shalay loo xirey in uu ula kac u dilay Justine Damond oo aheyd Haweeney u dhalatay dalka Australia, nin ay saaxiibo ahaayeena kula nooleyd Magaalada Minneapolis.

Sarkaalkan Soomaaliga ah ayaa toogasho ku dilay haweenaydan 15-kii July sanadkii hore 2017-kii, xilligaasi wixii ka dambeeyay waxaa socday Dacwadaha la xiriira falkan.

Xeer Ilaaliyaha degmada ay ku taallo magaalada Minneapolis oo warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay eedeymo rasmi ah oo uu u jeediyay Maxamed Nuur, oo kala ah dilalka Darajada Saddexaad iyo darajada Labaad, oo hadii lagu helo sarkaalkan ay ka dhalan karto keeni karto xabsi aad u dheer.

Qarreennada u doodaya Maxamed Nuur ayaa aad u beeniyay arrintan, waxayna ku doodayaan in Xeer ilaaliyaha waxyaabaha uu sheegay aanay waxba ka jirin, oo ay yihiin kuwa la isku soo dhoobay.

Soomaalida dalkaasi Mareykanka ayaa siweyn u hadal haya xariga Maxamed Nuur waxayna dalbanayaan in sida saxda ah cadaalad loogu raadiyo sarkaalkan, oo aanay dhicin eexasho.

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT