Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DAAWO:- Maxaadan Ogeyn oo caawa ka cusub Gaalkacyo ka dib Qaraxii maanta ka dhacay? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DAAWO:- Maxaadan Ogeyn oo caawa ka cusub Gaalkacyo ka dib Qaraxii maanta ka dhacay? | Hal Sheegaha La Hubo

DAAWO:- Maxaadan Ogeyn oo caawa ka cusub Gaalkacyo ka dib Qaraxii maanta ka dhacay?

Wararka naga soo gaaraya Magaaladada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in duleedkeeda Waqooyi ee Magaaladaasi uu ka dhacayQarax Miino oo sababay Dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxaasi Miino ayaa haleelay Carruur waxaana ku dhintay 1 Qof halka dhawaacu uu kor u dhaafay 12 Qof kuwaas oo dhamaan wadda caruur ah.

Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo kan gobolka Mudug iyo Wafdiyo ay hogaaminayaan ayaa gaaray goobta Qaraxaasi ka dhacay waxaana loo sheegay maamulka inuu qaraxan ka dhashay Miino ay Garaaceen Caruurtan taasoo la sheegay inay horay u taalay Kaamkaas.

Caruurtii waxyeeladu kasoo gaartay Qaraxaasi ayaa 3 Kamid ah ay xaaladoodu culustahay iyadoo lagu dabiibayo Isbitaallka Guud ee gobolka Mudug iyo Isbitaalka GMC ee magaalada Gaalkacyo.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:-

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT