Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Aqalka sare oo warbixin ka dhageysanaya guddigii ay u saareen khilaafka Golaha BFS | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Aqalka sare oo warbixin ka dhageysanaya guddigii ay u saareen khilaafka Golaha BFS | Hal Sheegaha La Hubo

Aqalka sare oo warbixin ka dhageysanaya guddigii ay u saareen khilaafka Golaha BFS

Xubnaha guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa maanta lagu wadaa in ay warbixin ka dhageystaan guddi dhawaan loo saaray xalinta khilaafka ka dhax oogan baarlamaanka Soomaaliya.

Senator Axmed Macalin Cumar ayaa sheegay in maanta guddiga joogtada ah ee Aqalka sare hor iman doonaan guddigii 19kii bishan loo saaray khilaafka Golaha Shacabka ee ka dhashay mooshinka ka dhanka ah guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Senator -ka ayaa sheegay in guddigan la kulmeen labada dhinac ee iska soo horjeeda, warbixinna ka soo ururiyeen, isaga oo intaa ku daray in uusan ka hor dhici doonin warbxiinta kana sugayaan guddiga.

Lama oga warbixinta ay soo bandhigi doonaan guddiga, iyadoo ay muuqato in wali Baarlamaanku u ka kala jaban yahay labo garab, dhinaca kalana guddoomiye Jawaari uu aqbalay mooshinka laga keenay.

Warbixinta guddiga marka ay soo baxdo waan idin soo gudbin doonnaa..

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT