Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Ahlu-suna oo ka hadashay khilaafka Kheyre iyo Jawaari,Fariina u diray Xildhibaanada BFS | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Ahlu-suna oo ka hadashay khilaafka Kheyre iyo Jawaari,Fariina u diray Xildhibaanada BFS | Hal Sheegaha La Hubo

Ahlu-suna oo ka hadashay khilaafka Kheyre iyo Jawaari,Fariina u diray Xildhibaanada BFS

Guddoomiye ku xigeenka Ahlusunna Waljamaaca ee gobollada koonfureed Sheekh Isxaaq Xuseen Mursal oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Golaha Shacabka in ay joojiyaan khilaafka hareeyay Golaha Shacabka.

Sheekh Isxaaq Xuseen Mursal ayaa sheegay in khilaafka ka jira Baarlamaanka Soomaaliya uu saameeyey howlihii Xildhibaanada Golaha Shacabka.Sidaadaraadeedna loo baahan yahay in la xaliyo, si aysan dib u dhac ugu imaan ugu imaan shaqada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa u kala jabay labo garab oo kala taageersan Guddoomiyaha Gollaha Shacabka iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.

Waxaana hadda magaalada Muqdisho ka socda kullamo ay leeyihiin Xildhibaanada mooshinka ka wada Jawaari oo iyagu ku adkeysanaya inuu is casilo Jawaari,islamarkaana 15-gudahooda lagu soo doorto Guddoomiye Baarlamaanka.

C/wali Ibraahim Muudeey oo ah Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Golaha Shacabka iney si deg deg ah dib ugu soo laabtaan magaalada Muqdisho loo guda galo fulinta waajibaadka Qaran,maadama uu furan yahay kalafadhiga saddexaad ee Baarlamaanka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT