Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Imaaraadka Carabta oo qorsheynaya in Farmaajo Xiriirka u jaro dalka Qadar+SABAB? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Imaaraadka Carabta oo qorsheynaya in Farmaajo Xiriirka u jaro dalka Qadar+SABAB? | Hal Sheegaha La Hubo

Imaaraadka Carabta oo qorsheynaya in Farmaajo Xiriirka u jaro dalka Qadar+SABAB?

Warar hoose oo ay heshay Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaya in Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya uu ku wargaliyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in Dowlada Qatar ay kordhisay dhaqaalaha ay ku taageereysay Ururka Al shabaab.

Safiirka ayaa kulan gaar ah uu la qaatay Madaxweynaha wuxuu ka codsaday in arintan dowlada ay baaritaan ku sameyso marka ay helaan Cadeymo qaar ka mid ah ay hayaan sirdoonka Imaaraadka iyo kuwa dowlada Federaalka hesho ay qaateen go’aan adag oo lagu ciqaabayo Dowlada Qatar.

Safiirka ayaa sheegay in dhaqaalaha ay ku bixin jirtay Qatar kooxaha argagaxisada ay kordhisay, iyadoo ujeedkeedu yahay inay awood ku yeeshaan dalalka ay joogaan, waxaana ka mid ah Ururka Al shabaab oo dhaqaale badan uusoo gaaray.

Eedeyntan loo jeediyay Dowlada Qatar wali wax war ah kama soo saarin, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya uu balanqaaday in baaritaano xoog leh ay sameyn doonaan Sirdoonka Soomaaliya oo kaashan doono dowladaha saaxiibka la ah ee ka caawiya dhinaca basaasnimada.

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:- halsheeg@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT