Dhageyso:- Warar Dheeraad Ah Oo Aga Bixiyey Gabadhii Korkeeda Dhimbilaha Dabka Ka Baxayeen

Xaliimo Abshir Maxamed oo ah Haweeney ku nool degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa waxaa la soo dersay arin musiiba ah arintaas ayaa ah Xaliimo Abshir gurigii ay degtaba uu gubanayo, Xaliimo 18 maalmood gudahood waxay degtay 15 Guri dhamaan waxaana gubtay ku dhawaad tobaneeyo guri.

Ehelk Xaliimo ayaa arintaas aad ula yaabay, hadda waxay saaraan Qur’aan, Xallimo waa Hooyo 5 caruur ah haysata, waxaana hadda la dhibaatooneysaa arintaasi.

Fartuun Abshir Maxamed oo ah Xaliimo Walaasheyd oo la hadashay KNN ayaa sharaxaad ka bixineysa sida walaasheyd arintaas ay ula deristay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO:-

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT