DAAWO:- Wareysi: Mid kamid ah Wasiiradda Ugu kartida badan Xukumadda R/W Kheyre oo ka hadlay Arrimo…

Wasiirka Gadiidka Iyo Duuliska Xukuumadda Federaalka Maxamed cabdulaahi Salaad “Oomaar” ayaa wareysi uu bixiyay uga hadlay arimo badan.

Waxyaabaha uu ka hadlay waxaa kamid ah howlaha wasaaradiisa iyo dadaaladii ugu dambeeyay ee lasoo wareegida hawada Soomaaliya.

Sidoo kale, wasiirka ayaa jawaab ka bixiyay eedeymo Ay Wasaarada ay u Soo Jeediyeen Ganacsato Gadiidka Kala Soo Dega Dekadda Muqdisho Iyo Taliska Ciidanka Cirka.

HOOS KA DAAWO OO DHAMEYSTIRAN:-

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT