DAAWO:- Mudane Jawaari oo lagu cadaadinayo inuu is casilo & lacagihii ugu badnaa oo la wadaagayo

Xildhibaano ka tirsanaa Baarlamaankii hore ee Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari inuu is casilo.
Waxay dhamaantooda ka sinaayeen Xildhibaanada kulmay inuu Jawaari ku tuntay qodobo ka mid ah dastuurka,islamarkaana uu diidan yahay horumarka Golaha Shacabka.

Xildhibaanada oo mudo afar sano la soo dhaqmayay Jawaari shir guddoona u ahaa Jawaari ayaa sheegay intaan la gaarin qaadista codka Xildhibaanada inuu is casilo Jawaari.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT