DAAWO:- Mudanayaashii hore oo ka shifay wuxuu Jawaari ka heli jiray Dowladdii Xasan Sheikh oo tan uu ka waaywy

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku shiray qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaankii 9-aad ee iyagu qaarkood lagaga awood roonaaday doorashadii ka dhacday magaalooyinka Gobolada dalka Soomaaliya.

Xildhibaanadii hore ayaa dhamaantood waxay isku raaceen iney muhiim tahay inuu is casilo Jawaari intaan codka kalsoonida loo qaadin ee uusan fashilmin.

Xildhibaan hore Cabdi Qafaar oo ka hadlayay kulankii maanta ay yeesheen Xildhibaanadii Baarlamaanka 9-aad ayaa sheegay in Guddoomiye Jawaari uu Albaabada u xidhay Baarlamaankii 9-aad,dastuurkana uu ku tuntay.

Guddoomiye Jawaari ayaa lagu eedeeyay inuu si sharci daro ah ku sameeyay madal,waxayna ugu baaqeen inuu is casilo intaan la qaawin ama maryaha laga dhigin.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka:-

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT