Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
C/wali Gaas oo shir deg deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada & Arrin Xasaasi oo looga hadlayo | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> C/wali Gaas oo shir deg deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada & Arrin Xasaasi oo looga hadlayo | Hal Sheegaha La Hubo

C/wali Gaas oo shir deg deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada & Arrin Xasaasi oo looga hadlayo

Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu shir aan caadi ahayn uu isugu yeeray Golihiisa Wasiirada.

Shirkaan ayaa Warar aan helnay waxa ay sheegayaan in looga arrinsanayo xaalada Siyaasadeed ee dalka gaar ahaan mooshinka lag gudbiyay Jawaari ee xiisada dhaliyey.

Sidoo kale Saraakiil iyo masuuliyiin ka tirsan Puntland ayaa waxa ay inoo sheegeen in kulanka looga hadlayo duulanka Puntland ay horay u iclaamisay ee ah dib qabsashada deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo bil kahor gacanta u gashay Maamulka Soomaaliland.

Magaalada Muqdisho waxaa ka taagan Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeey Guddoomiiyaha Golaha Shacabka iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT