Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Faysal Cali Waraabe oo Shaaciyay Arrin uu Imaaraadka u Ogolaaday M/Somaliland | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Faysal Cali Waraabe oo Shaaciyay Arrin uu Imaaraadka u Ogolaaday M/Somaliland | Hal Sheegaha La Hubo

Faysal Cali Waraabe oo Shaaciyay Arrin uu Imaaraadka u Ogolaaday M/Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Maamulka Somaliland Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dowladda Imaaraadka Carabta ay ka oggolaatay in Baasaboorka Somaliland ay ku tagaan dalkaas.

Waxaa uu ka hadlayay heshiis Maamulka Somaliland iyo Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ku dhexmaray Magaalada Dubai ee dalkaasi.

Faysal waxaa uu sheegay in Baasaboorka Somaliland lagu tagayo Imaaraadka sidoo kalena ay dowladda Imaaraadka kala shaqeyneyso Maamulkooda sidii ay Waddamada kale ee Khaliijka u oggolaan lahaayeen.

Dhinaca kale waxaa uu sheegay in Imaaraadka uu ballan qaaday dhismaha Labo Isbitaal oo uu ka dhisayo Gudaha Somaliland sidoo kalena ay mahsaariic ka fulinayaan gudah maamulka Somaliland.

Dhinaca kale Faysal waxaa uu sheegay in ay sameynayaan Baasaboor cusub oo E-Baasaboor ah,kaas oo uu sheegay in uu yahay midka ay hadda Adduunyada u guurtay marka ay kaas sameystaanna lagu tagayo waddamo ay ka midyihiin Imaaraadka.

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT