Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Madaxa Shirkadda DP-world Oo Halista Qaaradda Afrika Ku Tilmaamay Caqabadaha Ka Heysta Dalalka Somalia Iyo Jabuuti | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Madaxa Shirkadda DP-world Oo Halista Qaaradda Afrika Ku Tilmaamay Caqabadaha Ka Heysta Dalalka Somalia Iyo Jabuuti | Hal Sheegaha La Hubo

Madaxa Shirkadda DP-world Oo Halista Qaaradda Afrika Ku Tilmaamay Caqabadaha Ka Heysta Dalalka Somalia Iyo Jabuuti

Madaxa Sharikadda DPWorld ee Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Suldaan Axmed bin Suleymaan ayaa sheegay in caqabadaha ay hadda ka wajaheyso dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya aysan u wanaagsaneyn Qaaradda Afrika beddelkeedana ay halis gelin karto maalgashi lagu sameeyo qaaaradda Afrika.

Waxaa uu sheegay in heshiis la galay dib looga laabto islamarkaana ay dowladda la wareegto iyada oo qaadaneysa hanti dad kale leeyahay ay taas sumcad xumo ku tahay qaaradda.

Waxaa uu sheegay in dowladda Jabuuti uu maxkamad kaga furay Magaalada London isaga oo sheegay in Jabuuti ay si sharci darro ah u burrisay heshiiskii ay wadagaleen ee ay ku maamuleysay Dekadda Dooraale.

Dhinaca Soomaaliya waxaa uu sheegay in mamnuucidda Baarlamaanka ee Sharikaddiisa ay isaga la tahay in aysan wax saameyn ah ku yeelaneyn maaddaama sida uu yiri Soomaaliya aysan ka talin Berbera.

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT