Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Guddoomiye Jawaari oo markii ugu Horeysay ka warbixiyey waxa ka jira warka iscasiladiisa | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Guddoomiye Jawaari oo markii ugu Horeysay ka warbixiyey waxa ka jira warka iscasiladiisa | Hal Sheegaha La Hubo

Guddoomiye Jawaari oo markii ugu Horeysay ka warbixiyey waxa ka jira warka iscasiladiisa

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar lagu baahiyay baraha Bulshada saacadihii la soo dhaafay kuwaas oo sheegayay in uu is casilayo markii ay korortay xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay Moshinka ka dhanka ah.

Afahayeenka golaha shacabka oo ay ku furanyihiin mowjado siyaasadeed oo ka dhashay muranka xoogeystay ee u dhaxeeya isaga iyo Ra”iisulwasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay yihiin wararka lagu faafiyay Baraha Bulshada.

“Waxaan u sheegayaa dadka dadka faafinaya in in aan iscasilayo riyo ayay ku jiraan,waxaan soo maamulay Madaxweynayaal hore Ra’isulwasaarayaal marka waxaan idiin sheegayaa in uu sharcigu sareeyo isagana lagu kala baxayo”.

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT