Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DEG DEG:- Guddoomiye Jawaari Oo Si Caro Leh Kaga Baxay Shir Xasaasi Ah Oo Looga Codsaday Inuu Is-casilo | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DEG DEG:- Guddoomiye Jawaari Oo Si Caro Leh Kaga Baxay Shir Xasaasi Ah Oo Looga Codsaday Inuu Is-casilo | Hal Sheegaha La Hubo

DEG DEG:- Guddoomiye Jawaari Oo Si Caro Leh Kaga Baxay Shir Xasaasi Ah Oo Looga Codsaday Inuu Is-casilo

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaya in Saacidihii ugu dambeeyay Xubno ka socda Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay Guddoomiye Jawaari ay ka codsadeen inuu iscasilo si loo badbaadiyo Baarlamaanka 10-aad oo xiisada hadii ay sii socoto gabi ahaan shaqada joogsan karto mudo aad u badan taasoo dhibaato ku ah Golaha sharci dajinta.

Xubnahan Xildhibaanada ee la kulmay Jawaari ayaa u sheegay inay iyaga ka madax banaan yihiin khilaafka socda balse xalka uu ula muuqdo inuu iscasilo intii Xildhibaanada Mooshinka xilka kaga qaadi lahaayeen.

Guddoomiye Jawaari ayaa ka biyo diiday arintaasi wuxuuna si caro leh kaga baxay Xafiiskii uu kulanka gaarka ah kula yeelanayay xildhibaanadan isagoona u sheegay inuu sii ahaan doono Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Xildhibaanadan ayaa waji gabax kala soo kulmay Guddoomiye Jawaari, oo ay doonayeen inay ku qanciyaan inuu is casilo.

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT