DAAWO:- Mudanayaal tirsan DF oo uu ka mid yahay Goodax Barre oo dagaal culus iclaamiyay

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo uu ka mid yahay C/llaahi Goodax Barre ayaa ku baaqay dagaal lala galo Al-Shabaab,waxayna sheegeen iney qaban qaabada ay socoto.

Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa loo diyaariyay iney dagaal adag ku qaadaan goobaha dalka ay kaga sugan yihiin Al-Shabaab.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalk:-

Xildhibaan Goodax Barre ayaa sheegay in hadda wixii ka danbeeyo loo dul qaadan doonin hagardaamada Al-Shabaab,islamarkaana dagaal loo diyaar garowbay.

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT