Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Muxuu Ka Yiri Wasiirka Ka Tirsan Xukuumada R/W Kheyre Mooshinka & Hadal Uu Kheyre Kula Taliyey? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Muxuu Ka Yiri Wasiirka Ka Tirsan Xukuumada R/W Kheyre Mooshinka & Hadal Uu Kheyre Kula Taliyey? | Hal Sheegaha La Hubo

Muxuu Ka Yiri Wasiirka Ka Tirsan Xukuumada R/W Kheyre Mooshinka & Hadal Uu Kheyre Kula Taliyey?

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa markii u Horeeysay waxaa uu ka hadlay Xiisadda Siyaasadeed ee u Dhaxeeysa heey’adaha Sharci dajinta iyo Fulinta.

Barta uu ku leeyahay Facebook ayuu kusoo qoray Qoraal Wata Magaca Shirkadda DP World oo uu Ciwaan uga dhigay “Dano shirkado shisheeye leeyahiin ma haboona in dalka xasarad loo galiyo”.

Sawirka uu Qaatay Wasiir Qarafaan ayaa Sheekaddiisa ka dhigaya in Shirkadda Dp World ay ku lugleedahay Xiisadda Siyasadeed ee ka dhalay Mowshinka Xillibaano badan ay ka geeyeen Gomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Shiiq Cusmaan Jawaari.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa Qoraalkiisa ku sheegay in uu Ra’iisul wasaraha kala taliyay in aan Ciidamo la geeyn Dhismaha ay ku Shiraan Xillibaanadda Golaha Shacabka.

“Dalkan xaalad dagaal in dib loogu celiyo ma haboona Ra’iisul Wasaaraha waxaan kula taliyay Baarlamaanka Soomaaliya in wax ciidan ah aan la geyn oo xasiloonida la ilaaliyo.markale waxaan ku celinayaa wax walba in wada hadal iyo sharci loo maro” ayuu Qoray Wasiir Qarafan.

Eryadda Wasiirka ayaa ku Marag furaya Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Gudoomiye Jawaari uu ku eedeeyay in uu leeyahay Abaabulka Mowshinka looga soo horjeedo ee ay geeyeen Xillibaano Tiradooda lagu sheegay 107 Xillibaan.

Godoomiye Jawaari ayaa sheegay in mowshinkiisu uu yimid ka dib markii uu Diiday in uu Sixiixo arrin uu sheegay in Qaranimadda Soomaaliya ay ka soo Horjeedo oo uu san sheegin waxa ay tahay.

Horayna Xillibaano ka Tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in Wasiiro ka tirsan Xukuumadda khayre sidoo kalena ah Xillibaano ay Mowshinka Sixiixeen Door muhiim ahna ku leeyihiin.

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT