DEG DEG:- Mudanayaal ku shiray Muqdisho oo ka nixiyay Jawaari & iscasilaadiisa oo..

Xildhibaanadii dhawaan mooshinka ka gudbiyay gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusamaan Jawaari ayaa waxa ay goordhow kulan xasaasi ah ku yeesheen Magaalada Muqdisho,kaas oo ay uga hadlayeen mooshinkii ay gudbiyeen.

Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegen in weli mooshinkii ay gudbiyeen uu taagan yahay,isla markaana dhawaan kualnka ugu soo horeeya lahorgeyn doono.

Kulankoda ayaa waxa ay edeyn ugu jeediyeen gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ay shegen in uu ka been abuuray in Xarunta Golaha Sahcabka Ciidamo la wareegeen.

Xildhiaban Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah xildhibaanadii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Gudoomiye Jawaari ay ka dalbanayaan si looga abxo Jahwareerak Siyaasadeen in uu is casilo xilkaan uu baneeyo.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT