DAAWO:- Mudane Cirro oo 2-Arrin darteed uga haray socdaalkii Muuse Biixi iyo Waraabe ee dalka Imaaraadka

Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa faah faahin ka bixiyay sababta uu kaga haray safarka madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ay ku aadeen isku taga Imaaraadka Carabta.

C/raxmaan Cirro ayaa sheegay in lagu casuumay safarkaasi,balse uu labo sababood dartood kaga cudur daartay.

Wuxuu sheegay in mida koowaad ay tahay inuusan qeyb ka ahayn kullamadii Imaaraadka horay uga dhacay iyo waqtiga loo sheegay iyo safarka madaxweynaha oo isku dhowaa.

Dhanka kale,Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka WADANI C/raxmaan Cirri ayaa ka hadlay hadal ka soo baxay Dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa Heshiiskii Berbera.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:-

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT