Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DAAWO:- Golaha Guurtida Somaliland oo gaaray go’aanka cabsi galiyey DFS & Shirkadda DP World | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DAAWO:- Golaha Guurtida Somaliland oo gaaray go’aanka cabsi galiyey DFS & Shirkadda DP World | Hal Sheegaha La Hubo

DAAWO:- Golaha Guurtida Somaliland oo gaaray go’aanka cabsi galiyey DFS & Shirkadda DP World

Kullan ay magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ay ku yeesheen Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa waxay ku ayideen Go’aankii Xildhibaanada Somaliland ay ku taageereen Heshiiskii saddex Geesoodka ahaa ee Somaliland,Shirkadda Dp World iyo Itoobiya ay wada gaareen.

Xoghahaya Guud ee Golaha Guurtida Somaliland C/naasir Yuusuf oo saxaafada u aqriyay Go’aanada ka soo baxay Golaha Guurtida ayaa sheegay in meel qura lagaga soo wada jeesaday fara gelinta uu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku heyso Somaliland.

Sidoo kale,Golaha Guurtida Somaliland ayaa sheegay iney muhiim tahay ayna taageerayaan Qorshe kasta oo lagu maalgelinayo deegaanada Somaliland si shacabka shaqo abuur iyo maalgashi deegaan u helaan.

Sidoo kale,Golaha Guurtida Somaliland ayaa tilmaamay in madax banaanida,Qaranimada iyo Xuduudaha Somaliland ay muqadas ay yihiin lana soo fara gelin karin.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:-

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT