DAAWO:- Golaha Aqalka Sare oo la ogaaday cidda ay la safan yihiin Jawaari Mise Xildhibaanada Mooshinka wado

Xildhibaanada aqalka Sare ayaa maanta kulankoodii deg deg ahaa waxaa ay gudi ugu saareen xalinta Khilaafka udhaxeeya Gudoomiye Jawaari iyo Xildhibaanada mooshinka ka wada.

Gudigan ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay la kulmaan xildhibaanada Mooshinka wada & Gudoomiye Jawaari sida ay wararka sheegayaan.

HALKAAN HOOS KA DAAWO GO’AANKA AQALKA SARE EE DALKA SOOMAALIYA:-

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya
Email:-halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT