Wax Badan Ka Ogow Sababta Motionka Guddoomiye Jawari Looga Keenay Iyo Cidda Keentay

Kadib markii aan baarnay sababta keentay in motion sida dhaqsaha loogu soo gudbiyo Guddoomiye jawaarey, waxaa la ogaadey in motionka si wada jir isuga raacsinaayeen qaybo ka mid ah dowlada sida:

R/W Kheyr

Dowlada Ethiopia

DP World

Maamul gobaleedyada

Guddoomiye ku xigeen kowaad

Dhamaan golaha waziirada.

1- Waxaa jirta in arin mucjiso ah ka hor inta aan la keenin Motionkii DP World barlamaanka Dowlada federalka in Guddoomiye Jawaarey soo waceen qaar ka mid ah xilibaanada kuwo motion ka saxiixay in ay uga digeen in uu ka joogo arinta DP Word in uu horgeeyo baarlamaanka, Professor jawari wuu ka dhega adeegay waxaa hor keenay Baarlamaanka.
2- Waxaa kaloo jirta in Guddoomiye ku xigeen kowaad uu adeecada oo goob joog ka ahaa xiliga shir jaraaid guddiga baarlamaanka qabanaayeen oo uu markhaati ka ahaa qoraalka xilibaanada ka noqday motionka.
3- Si arinta u fashilo waxaa habeenkii xaley uu Guriga Abdirahman Abdi Shakuur xili dembe idaacad si aan protocol ahey uga hadlay asaga ka muuqata deganaansho la’aan, iyo hádalo isku dhexyaac.

4- Si aan loo fahmin M/w farmaajo waxaa uu isku mashquuliyey tabar ciidan iyo waxaa aan jirin laakiinse Ujeedadiisu uga danleeyahay motionka guddoomiyaha laga keenay waxaa ay tahay in Pro Jawaar uu noqdo mid sida la rabo laga yeelo oo Baarlamaanka uu noqda mid villa Soomaaliya loogu taliyo.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT