Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxaad Ka Ogthay In Imaaraadka Carabta Uu Ciidamo U Tababarayo Maamulka Somaliland? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxaad Ka Ogthay In Imaaraadka Carabta Uu Ciidamo U Tababarayo Maamulka Somaliland? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxaad Ka Ogthay In Imaaraadka Carabta Uu Ciidamo U Tababarayo Maamulka Somaliland?

Sida lagu qoray Wakaaladda Wararka Reuters dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in ay tababar siiso ciidamada Somaliland, arintan oo qeyb ka ah sida uu sheegay madaxweyne Muuse Biixi heshiiska lagu dhisayo Saldhigga Milateri ee Imaaraadka Carabta ka sameynayo Berbera.

M/weyne Muuse Biixi ayaa isaga oo ku sugan magalada Abu Dhabi u sheegay Reuters in Imaaraadka Carabta ay tababari doonaan ciidamada Booliska iyo Militariga Somaliland, isagoo rajo ka muujiyay in heshiiskan lagu soo gabagabeyn doono labo bilood

Laakiin dhinaca Imaaraadka kama aysan hadal sheegashada Muuse Biixi, hase ahaatee waxaa ay Imaaraadka Carabta ku adkeysanayaan in ay Boqolaal Milyan oo Dollar ku maalgelinayaan sanadaha soo aaddan si ay isugu fidiso khad xeebeedka istiraatiijiga ah ee Gacanka Cadmeed

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire oo goobta wareysiga lagu qaadayay oo ahayd Abu Dhabi jooggay ayaa diiday inuu sheego tirada ciidamada Imaaraatka ee saldhigan doona saldhiggaasi.

Mudane Muuse Biixi ayaa rajo ka muujiyay in maalgashiga Imaaraadka oo uu ku jiro dhismaha garoon rayid ah oo cusub, dhismaha waddo isku xirta Berbera iyo Ethiopia ay soo kordhin doonto fursado shaqo, isagoo xusay in shaqa la’aan daran ay ka jirto deeggaannada uu ka arrimiyo.

Dalka Imaaraadka Carabta ayaa sanadihii ugu dambeeyay xoojiyay saameyntooda siyaasadda arrimaha dibadda, iyagoo fara-gelin ku sameeyay Yemen, halkaas oo ciidankooda ay ka barbar dagaalamayaan ciidamada dowladda Yemen ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta, sidoo kale waxaa ciidamo caalami ka joogaan dalalka Kosovo iyo Afghanistan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT