Maxaa Kala Socotaa Halka Uu Marayo Khilaafka Siyaasaseed Ee Dalalka Ruushka Iyo Britain?

Dowladda Britian ayaa sheegtay inay dalkeeda ka eryeyso 23 diblomaasi oo u dhashay Ruushka, ka dib markii xukumadda Moscow ay diidday inay sharraxaad ka bixiso sida gaaska sunta ah ee ‘Nerve Gas’ ee uu Ruushku sameeyay loogu adeegsaday nin horey uga tirsanaa basaasiinta Ruushka oo ku nool Britian iyo gabadhiisa.

Ra’isul Wasaaraha Britian, Theresa May, ayaa sheegtay in Diblomaasiyiintan ay heystaan muddo toddobaad ah inay waddankaasi uga baxaan. Nuur Xasan Nuur ayaa warbixintan kooban nooga diyaariyay.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka:-

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT