Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DHAGEYSO:- Wax Badan Ka Ogow Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Mamnuucey Shirkadda DP World | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DHAGEYSO:- Wax Badan Ka Ogow Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Mamnuucey Shirkadda DP World | Hal Sheegaha La Hubo

DHAGEYSO:- Wax Badan Ka Ogow Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Mamnuucey Shirkadda DP World

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey sharci waxba kama jiraan ka dhigaya heshiis kasta oo lala galay shirkadda ay leedahay Dowladda Imaaraadka Carabta ee DP World.

28 ka mid ah 36 mudane oo kulanka ku sugnaa ayaa ogolaatay go’aankan, 6 ka mid ah xubanaha Aqalka Sare ayaa diiday, halka 2 mudane ay ka aamuseen.

Xubnaha Aqalka Sare ayaa si buuxda u taageeray sharcigan oo ka mamnuucaya shrikadda DP World gebi ahaanba dalka Soomaaliya.

Sharcigan ayaa waxaa horey u meel mariyay Aqalka Hoose ee baarlamanka 12kii bishan. Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.

1- Halkaan Kala soco Codadka Mamnuucudda Shirkada DP-World:-

Dhinaca kale, dibad baxyo looga soo horjeedo go’aanakaasi baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay qaar ka id ah magaalooyinka waaweyn ee Somaliland.

Dibad baxayaasha ayaa taageerayay go’aankii ay xukumadda Somaliland ka qaatay arrintan. Wariyaha VOA, Sagal Mustafe Xassan, ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

2- Halkaan Kala soco Codadka Mamnuucudda Shirkada DP-World:-

Xafiiska Wararka Ee Muqdisho-Soomaaliya

Email:- halsheeg@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT