DAAWO:- Dhibaatada ugu weyn wuxuu ka taagan yahay heshiiska Dekadda Berbera iyo saamiga Itoobiya ee ah 19%

Senator Jurile ayaa si adag kaga hadlay Heshiiska saddex geesoodka ah ee dhexmaray Somaliland,Itoobiya iyo Shirkadda DP World.

Xildhibaanada Aqalka sare ee dalka Soomaaliya oo maanta ka hadlayay kullan ay isugu yimaadeen Golaha Aqalka sare ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la ogaado waxa dalka Itoobiya ku yeelatay saamiga 19% Dekad iyada aysan lahayn,wuxuuna sheegay iney leedahay saameyn dhaqaale.

SenatorCrisaaq Jurile ayaa sheegay in walaac badan uu ka jiro Heshiiskaasi loona baahan yahay si degan loo eego si arrimahaasi wax looga qabto.

Halkaan Hoose Kaa Daalaco Video-ga:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT