Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Xildhibanada Aqalka sare oo maalintii 2-aad isku fahmi la’ Xeerka waddanka looga mamnuucay Shirkadda DP World | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Xildhibanada Aqalka sare oo maalintii 2-aad isku fahmi la’ Xeerka waddanka looga mamnuucay Shirkadda DP World | Hal Sheegaha La Hubo

Xildhibanada Aqalka sare oo maalintii 2-aad isku fahmi la’ Xeerka waddanka looga mamnuucay Shirkadda DP World

Xildhibaannada aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii 2aad ka doodaya xeerka Dhowrista Gobonimada iyo midnimada Umadda Soomaaliyeed.

Aqalkan oo matala maamul goboleedyada ayaa looga fadhiyaa in ay falanqeyn kadib ama uu go’aanka ku raaco golaha shacabka ama iska diidaan.

Dooddii shalay, arrinta xeerka DP World oo aad u kulul ayaa soo gaaray illaa salaaddii duhur, iyadoo salaadda kadibna hadane la bilaabay doodda, markii waqtiga dheeraadana la isku afgartay in maanta la sii wado.

Mudanayaasha qaar ayaa soo jeediyey in iyadoo la eegayo qarannimada Soomaaliya hadane dib loo eego qaraarkaasi oo aan lagu degdegin, halka qaarna ay soo jeediyeen in aan wax kale la sugin oo golaha shacabka lagu taageero xeerkan.

Isniintii, golaha shacabka ayaa xeer ka soo saaray shirkadda DP World, shirka ayaa laga mamnuucay dalka, waxaana lagu eedeeyay iney ku xadgudubtay midnimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT