Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wasiirada Jubbaland oo si adag maanta uga hadlay 2-Arrin oo Qatar ah kadib markii ay…….. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wasiirada Jubbaland oo si adag maanta uga hadlay 2-Arrin oo Qatar ah kadib markii ay…….. | Hal Sheegaha La Hubo

Wasiirada Jubbaland oo si adag maanta uga hadlay 2-Arrin oo Qatar ah kadib markii ay……..

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis ah shir guddoomiyey kullanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland.

Kulanka maanta waxaa looga hadlay biyo la’aan ka jirta degmada Afmadow iyo deegano kale oo ka tirsan Jubbaland, waxaana golahu uu warbixin ka dhagaystay xubno katirsan Wasiirada oo maalmahii lasoo dhaafay loo xil saaray in qiimeyn ay ku sameeyaan sidii gargaarka biyo dhaaminta loo dardar galin lahaa iyo amba qaadka qorshe waara oo aan mar danbe biyo yaraantu kusoo noqon deegaanadaas.

Xubnaha Golaha Wasiiradu waxay bogaadiyeen gurmadka Xukuumadda iyo Shacabku ay ka wadaan meelaha biyo la’aantu ay ka jirto iyadoo la isku raacay in kaalmo dheeri ah la gaarsiiyo meelaha dhibaatada ugu daran ay ka jirto.

Dhinaca kale waxaa Golahu ay ka doodeen caqabado maalmahii lasoo dhaafay ka taagnaa dhulka Dowladda, waxaana Golahu uu meel mariyay in dhamaan dhulka dhisan iyo midka banaan ee Dowlada ay yihiin lama taabtan cidii ku xad gudubtana sharciga la marsiinayo.

Dhamaan Dadweynaha ku nool Magaalada Kismaayo iyo deeganada kale ee Jubbaland ayaa looga digay in aysan ku kadsoomin iibsashada iyo dhismaha ama deegaamaynta Xarumaha danta guud.

Dhinaca kale Golahu wuxuu ku booriyay Wasaarada Maaliyada in ay sii dardar galiso hawlaha midaynta dakhliga Maamulka iyadoo Wasaaradu ay meel wanaagsan marinayso midaynta Canshuuraha dhamaan deeganada Jubbaland.

Qorshaha midaynta dakhliga Dowlada ayaa la gaarsiinayaa dhamaan deeganada iyo Degmooyinka xorta ah ee Jubbaland bilowga Sanadkan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALADA SAWIRADA:-

Ads by Revcontent

From the Web

17 Weirdest Couples You Won’t Believe Actually Exist
Memebrity.com
10 Famous Faces That Were Completely Ruined by Plastic Surgery
Memebrity.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT