Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Mahad Salaad oo si si layaab leh uga hadlay Mooshinka laga gudbiyay Guddoomiye Jawaari | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Mahad Salaad oo si si layaab leh uga hadlay Mooshinka laga gudbiyay Guddoomiye Jawaari | Hal Sheegaha La Hubo

Mahad Salaad oo si si layaab leh uga hadlay Mooshinka laga gudbiyay Guddoomiye Jawaari

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Somalia ayaa ka hadlay Mooshin la sheegay in Xildhibaanada baarlamaanka Somalia ay ka gudbiyeen Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Xildhibaan Mahad Salaad, oo la hadlaayay warbaahinta Maxaliga ah ayaa sheegay in Mooshinka Jawaari uu yahay mid ku imaaday qaab khaldan.

Xildhibaan Mahad Salaad, waxa uu tilmaamay in Mooshinka laga gudbiyay Jawaari laga soo abaabulay Villa Somalia, sidaana ay ku fashiliyeen, sida uu hadalka u dhigay.

‘’Mooshinka waxa uu ahaa mid markiisa hore laga soo abaabulay Villa Somalia, marka aan aragnay qaabka uu ku imaaday waan fashilinay’’ ayuu yiri Mahad Salaad.

Xildhibaan Mahad, waxaa uu sheegay in mooshinka uusan noqon sidi la rabay oo lagu fashilmay , xildhibaanada riixaya ee saxiixayna ay ku jiraan wasiiro kamid ah Xukuumada Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Sidoo kale, Guddiga joogtadda ah ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa isku raacay inuu sharci ahayn Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari, maadaama nidaamka loo soo maray uu ahaa mid aanan wanaagsaneyn.

Sida sharciga ah Mooshin waxaa soo qori kara oo keeni kara Xildhibaano gaaraya 93 Xildhibaan sidaas darteed ayay guddigu sheegeen in la waayay tirada saxda ah ee loo baahnaa in Mooshin lagu keeno.

Libya oo amartay in la soo xiro koox ku eedeysan tahriibinta dadka
Share
Tweet
Email
Share

Khamiis, Maarso, 15, 2018 (HOL) – Dowladda Libya ayaa amartay xarigga 205 qof oo u isugu jira dad u dhashay dalkaasi iyo ajaanib looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen shabakad dadka u tahriibisa Yurub.
Eedeymaha loo haysto dadkan ayaa isugu jira Tanriibinta dadka, Jirdil, Dil iyo Kufsi.
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Libya ayaa sheegay in shabakaddu ay ka tirsan yihiin xubno laamaha ammaanka ka howlgala, madaxda xeryaha lagu hayo tahriibayaasha, iyo saraakiil ka tirsan safaaradaha Africa ee Libya.
Libya ayaa ku jirta xaalad qasan tan iyo intii uu dhacay xukunkii Muammar Gaddafi sanadkii 2011.
Awoodda dalka ayaa waxaa haya maleeshiyo kala duwan iyo labo dowladood oo mucaarad ah, taas oo suurto gelisay in howlaha sharci darrada ah ay ka dhaqan galaan dalkaas.
Dalkaasi ayaa noqoday udub dhexaadka boqollaal kun oo tahriibayaal ka soo jeeda waddamada saxaraha ka hooseeya oo isku dayaya inay gaaraan Yurub iyagoo badda sii maraya.
Baaritaannada shabakadda dadka tahriibisa ayay Libya kala kaashatay Talyaaniga.
Agaasimaha xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee baaritaannada, Seddik al-Sour, ayaa sheegay in saraakiil badan oo ka tirsan waaxda socdaalka lagu helay inay ku lug leeyihiin shabakaddan.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT