Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Kenya oo Qatar Ammaan ka dareentay Xuduuda ay la wadaagt Soomaaliya, kana dalbatay Shacabka Soomaaliyeed inay………………. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Kenya oo Qatar Ammaan ka dareentay Xuduuda ay la wadaagt Soomaaliya, kana dalbatay Shacabka Soomaaliyeed inay………………. | Hal Sheegaha La Hubo

Kenya oo Qatar Ammaan ka dareentay Xuduuda ay la wadaagt Soomaaliya, kana dalbatay Shacabka Soomaaliyeed inay……………….

Saraakiisha Ciidamada amniga magaalada Mandera ee Gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa shalay wada hadal maalinle ah la yeeshay Bulshada Soomaaliyeed,waxayna ku booriyeen iney wadaagaan macluumaadka Amniga,sida lagu daabacay Wargeyska The Star ee ka soo baxay Kenya.

Guddoomiyaha magaalada Mandera Kutswa Olaka,oo hogaaminayay wada hadalka ayaa sheegay in la joogo waqtigii si dhab ah looga wada shaqeyn lahaa Amniga loona wadaagi lahaa macluumaadka,wuxuuna ka dalbaday Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaaladaasi iney laamaha amaanka u soo gudbiyeen haddii ay la kulmaan macluumaad amniga wax u dhimaya.

Mr. Olaka ayaa sheegay in wali Qatar amni ay ka dareemayaan Xuduuda ay la wadaagaan Soomaaliya oo ah iney Kooxaha Nabad-diidka ay Al-Shabaab ay ka soo gudbaan.

Wuxuuna kalsooni ka muujiyay in haddii ay mar wada shaqeyn buuxda ay dhexmarto Shacabka Soomaaliyeed iyo Laamaha ammaanka Kenya ay ka guuleysan karaan kooxda Al-Shabaab ee mararka qaar qalalaasaha ka geysata gudaha Kenya.

Ciidamada Ammaanka Kenya ayaa adkeeyay ammaanka deegaanada Gobolka Waqooyi bari Kenya si looga hortago weeraro ka yimaada Argagixisada Al-Shabaab.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT