Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Golaha Wasiirada Dowladda oo war cad ka soo saaray Xiisadda siyaasadeed iyo mooshinka oo… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Golaha Wasiirada Dowladda oo war cad ka soo saaray Xiisadda siyaasadeed iyo mooshinka oo… | Hal Sheegaha La Hubo

Golaha Wasiirada Dowladda oo war cad ka soo saaray Xiisadda siyaasadeed iyo mooshinka oo…

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa looga dooday arimaha Amniga, Canshuuraha dalka iyo warbixino laga dhageystay qaar ka tirsan Wasaaradaha Xukuumadda.
Ugu horayn Wasiir ku xigeenka Amnigga Gudaha Somaliya ayaa laga dhagaystay warbxin soo koobaysa xaaladda guud ee amaniga dalka gaar ahaan ammaanka Muqdisho, wuxuu sheegay in Ciidamada ammaanka ay ururka Al-shabaab ka qabsadeen degaano dhowr ah, sidoo kalena Madaxweynaha Soomaaliya uu maalmahan Wasaaradda Gaashaandhigga ka wado dardar gelinta howlaha Amniga.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalaka Somaliya C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa Golaha warbixin ka siiyay mideynta Canshuuraha dalka, waxaana uu sheegay in Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ay dhowaan sameynayaan sharci hagaya canshuurta.
Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga Caalamaiga Xukuumaddda Federaalka Somaliya ayaa Golaha Wasiirada u soo bandhigay aas aasidda Golaha Dhaqaalaha Dhaqanka, oo horumarka dalka ka qeyb qaadanaya.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka warbixiyay Qorshe Dowladda Federaalka ay wax uga qabaneyso dadka ku soo laabanaya dalka iyo Barakacayaasha, waxaana ay tiro ahaan gaarayaan Saddex Milyan.
Ugu dambeyntii Eng. Cabdi Cashuur Xasan Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Somaliya ayaa ka hadlay arrinta soo wareejinta Astaanta Qaranka (.SO) oo si buuxda ay Somaliya ula soo wareegtay, iyada oo Ra’iisul Wasaaraha uu arrintan ka mahadceliyay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT