Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Dalka Rwanda oo markii ugu horeysay Mamnuucday Dhawaqa Aadaanka Xilliga Salaadda+SABAB? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Dalka Rwanda oo markii ugu horeysay Mamnuucday Dhawaqa Aadaanka Xilliga Salaadda+SABAB? | Hal Sheegaha La Hubo

Dalka Rwanda oo markii ugu horeysay Mamnuucday Dhawaqa Aadaanka Xilliga Salaadda+SABAB?

Dowladda Rwanda ayaa ka mamnuucday dhammaan masaajiddada inay isticmaalaan cod baahiyeyaasha dhawaqa dheer xilliga aadaanka salaadaha, iyadoo sheegtay in arrintaasi ay dhibaato ku tahay dadka.

Sarkaal ka tirsan Ururka Muslimiinta dalkaasi ayaa mamnuuciddaasi cambaareeyay isagoo sheegay inay wanaagsanaan lahayd in la isku raaco yareynta dhawaqa, isla markaana cod baahiyeyaasha la isticmaalo muddo kooban.

Sido kale baraha bulshada ay ku kulanto ee dalkaasi gaar ahaan dadka muslimiinta ayaa hadalo u badan kuwa ay ka muuqatay caro, waxey ay ku baahinayeen Twiitterka iyo Facebook-ga kuwaa oo sheegay iney aad kaga xunyihiin in la diido aadanka oo waqtiyo yar lagu dhaqaaqo maalin walbaa.

Sharci cusub ayaa la soo saaray kaas oo lagu maamulayo sida ay ururro-diimeedyadu u shaqeeyaan – tallaabadan oo loo arkay xaddidaad cusub.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT