Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DAAWO:- R/W Kheyre oo soo abaabulay Mooshinka ka dhanka ah Jawaari iyo Wasiiradiisa oo saxiixay Inay.. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DAAWO:- R/W Kheyre oo soo abaabulay Mooshinka ka dhanka ah Jawaari iyo Wasiiradiisa oo saxiixay Inay.. | Hal Sheegaha La Hubo

DAAWO:- R/W Kheyre oo soo abaabulay Mooshinka ka dhanka ah Jawaari iyo Wasiiradiisa oo saxiixay Inay..

Ra’isul Wasaaraha DF Soomaaliya ayaa ka dambeeya mooshinka xilka looga qaadayo guddoomiye Jawaari, sidaas waxaa sheegay Xildhibaan Maxamuud Cabdullahi Axmed Abuukaate.

Xildhibaankan oo ka mid ah mudanayaasha taageersan guddoomiye Jawaari, ayaa sheegay in 40 ka mid ah xildhibaanada mooshinka ka keenay Gudoomiye Jawaari ay ka tirsan yihiin golaha wasiirada ee Ra’isul Wasaare Kheyre.

“40 Ka mid ah xildhibaanada mooshinka ka keenay Jawaari, waxaa ay ka tirsan yihiin wasiirada Kheyre, marka ma diidan tahay in Xafiiska Ra’isul Wasaaraha laga soo abaabulay mooshinka”ayuu yiri Xildhibaan Abuukaate.

HALKAAN HOOS KA DAAWO WAREYSIGIISA:-

Guddoomiyaha Mooshinka laga keenay Jawaari ayaa sheegay inuu fashilmay mooshinkaas, xiligaan waxii ka dambeeyana aan lasoo celin doonin.

Laakiin, caawa ayaa gudoomiye ku xigeenka koobaad ee baarlamaanka Soomaaliya, C/Weli Muudeey uu sheegay inuu sharci yahay mooshinka isla markaana ay saxiixeen 107 Xildhibaan.

HALKAA HOOSE KA DAAWO SHIRKIISA JARAA’ID:-

Si uu sharci u noqdo mooshinka ka dhanka ah Jawaari, waxaa loo baahan yahay iney saxiixaan 92 mudane, sida ku cad axdiga baarlamaanka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT