Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Xildhibaanno Mooshin Ka Keenay Guddoomiyaha BF Soomaaliya Iyo Qodobo Lagu Eedeeyay | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Xildhibaanno Mooshin Ka Keenay Guddoomiyaha BF Soomaaliya Iyo Qodobo Lagu Eedeeyay | Hal Sheegaha La Hubo

Xildhibaanno Mooshin Ka Keenay Guddoomiyaha BF Soomaaliya Iyo Qodobo Lagu Eedeeyay

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari u gudbiyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka.

Xildhibaanada oo soo saaray warqad qoraal ah oo ay warbaahinta u Akhriyeen ayaa ujeedka Mooshinkooda waxaa ay ku sheegeen mid kalsoonida lagala noqonayo guddoomiye Jawaari.

Sida ku cad qoraalka mooshinka ay xildhibaanada u gudbiyeen guddoonka baarlamaanka, guddoomiye Jawaari ayay xildhibaanadani ku eedeeyeen arrimo ay ka mid yihiin in uu hareer maray dastuurka dalka, taa oo ay sheegeen in ay waxyeeli karta qarannimada Soomaaliya.

Waxaa kale oo ay ku eedeeyeen xadgudub ka dhan ah xeer hoosaadka baarlamaanka iyo in uu ku fashilmay dhameystirka qaab dhismeedka guddiyada baarlamaanka, gaar ahaanna guddiga adeegga baarlamaanka.

Guddoomiye Jawaari wali kama uusan hadlin eedeymaha uu xambaarsan yahay mooshinkan oo la sheegay in xildhibaanadu ay u gudbiyeen ku xigeenka koobaad ee guddoonka baarlamaanka.

Xildhibaanada Mooshinka ka wada guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa tiroadooda lagu sheegay ilaa 100 Xildhibaan.

Halkaan Ka Akhriso Warqadda Mooshinka Ka Dhanka Ah Jawaari :-

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT