Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wax Badan Ka Ogow Xildhibaano Mar Kale Saxiixay Mooshinka Ka Dhan Ah R/Wasaare Kheyre | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wax Badan Ka Ogow Xildhibaano Mar Kale Saxiixay Mooshinka Ka Dhan Ah R/Wasaare Kheyre | Hal Sheegaha La Hubo

Wax Badan Ka Ogow Xildhibaano Mar Kale Saxiixay Mooshinka Ka Dhan Ah R/Wasaare Kheyre

Xog gaara oo ay heleyso Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaysa in Xildhibaano aad u badan ay saxiixeen Mooshin kale oo dhan ah Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Mooshinkan ayaa heer gaba gabo ah maraya waxaana si weyn looga dareemayaa Madaxtooyada Soomaaliya oo jawi xasaasi oo siyaasadeed gashay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa laga gudbiyay Mooshin ka dhan ah, iyadoo Xildhibaanada ay ku eedeeyeen ku takri fal awoodeed.

Saraakiil ayaa inoo xaqiijiyay in Kheyre mooshinkiisa dhawaan shaaca laga qaadi doono, waxaana Madaxtooyada ka socda kulamo looga hortagayo mooshinkaasi.

Si kastaba ha ahaatee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa dhexda kaga jirta xiisad siyaasadeed oo mudooyinkii dambe la saadaalinaayay, waxaana laga yaabaa inay ku baxaan Madaxda qaar sida Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT