Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wax Badan Ka Ogow Sababta Muuse Biixi & Golihiisa Wasiirada Looga Yeeray Imaaraadka Carabta? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wax Badan Ka Ogow Sababta Muuse Biixi & Golihiisa Wasiirada Looga Yeeray Imaaraadka Carabta? | Hal Sheegaha La Hubo

Wax Badan Ka Ogow Sababta Muuse Biixi & Golihiisa Wasiirada Looga Yeeray Imaaraadka Carabta?

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa safar aan hore loo shaacin maanta ugu kicitamay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Biixi, oo aan saxaafadda la hadal markii uu dhoofiyay, ayaa waxa safarkaasi ku wehelinayay shan wasiir oo kala ah, wasiirrada arrimaha dibedda, Qorshaynta, Ciyaaraha, Arrimaha Dastuurka iyo Biyaha; iyo sidoo kale, guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe.

Safarka madaxweyne Biixi ayaa ku soo beegmay xilli ay mudanayaasha labada baarlamaan ee Federaalka ah iyo kan Somaliland ay siyaabo kala duwan uga hadleen heshiis saddex geesood ah oo dhexmaray Somaliland, Itoobiya iyo Shirkadda DP World

Aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku tilmaamay heshiiskaas mid aan jirin, halka golaha wakiillada ee Somaliland isna ku tilmaamay heshiiskaas mid sharci ah oo aan khusaynin baarlamaanka Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT