Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DEG DEG:- Dhaxal Sugaha Imaaraatka Oo Qaabilay Wafdiga Waftigii Ka Socday Somaliland | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DEG DEG:- Dhaxal Sugaha Imaaraatka Oo Qaabilay Wafdiga Waftigii Ka Socday Somaliland | Hal Sheegaha La Hubo

DEG DEG:- Dhaxal Sugaha Imaaraatka Oo Qaabilay Wafdiga Waftigii Ka Socday Somaliland

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hogaaminayo, gaarayna Magaalada Abu Dhabi Caasimadda Imaaraatka ayaa xalay kulan hordhac la qaatay Dhaxal sugaha Imaaraatka.

Wafdiga Madaxweyne Biixi waxa kamid ah:- Wasiirada Arrimaha Dibadda, Dastuurka, Biyaha iyo xubno kale, waxaana sidoo kale Safarka ku wehliya Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID Injineer Feysal Cali Waraabe.

Waxaa jiri doono Kulamo kale oo dhexmari doono Madaxweynaha Maamulka Somaliland iyo Dhaxal sugaha Imaaraatka Carabta.

Maamulka Somaliland ayaa heshiis Saami qeybsi ah la gaartay Shirkadda Dekedaha qaabilsan DP-World ee Imaaraatka laga leeyahay, waxaana ka dhashay Carro ka timid Golaha shacabka iyo Golaha Wakiilada Maamulkaasi.

Kulamada waxa ay kaga hadli doonaan go’aanka Dowladda Federaalka, Dacwadda ka dhanka ah Imaaraatka Carabta, Culeyska ay Jabuuti saartay iyo guud ahaan waxyaabaha ku xeeran.

Sida Qorshuhu yahay Dhaxal sugaha Maxamed Bin Zayed Al Nahyan lahaanna martiqaadka Madaxda Maamulka Somaliland waxa uu kulan gaar ah la qaadan doonaa Madaxweynaha Somaliland iyo Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID.

Wafdiga Somaliland oo ka hadlay safarkooda Imaaraatka waxa ay dhankooda sheegeen in kulamadaan lagu xoojinayo Xiriirka Imaaraatka kala dhaxeeyo, iyagoona rajeeyay in Natiijooyin ay kasoo baxaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT