(DAAWO Sawirada) Xaflad ay ku qalinjabinaayeen in ka badan 100 arday oo dhameysatay Jaamacada Kampala University Ee Dalka Uganda.

Xafladaan eey ku qalinjabinaayeen in ka badan 100 arday oo dhameystay Jaamacada Kampala University ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka Uganda.

Xaflada waxa ka qeyb galay Madax ka socotay Safaarada Somaliyed , Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliyed Dalka Uganda Xildhibaano masuuliyiin kale, madaxda Jaamacadda, marti sharaf iyo waalidiin.

Madaxaweyha Jaamacada Kampla University Abdisalam Ahmed Mahamed

‘ waxaan u hambalyaynayaa ardayda Qalin jabisay Jaamacadda Kampala University , waxaan rabnaa iinaan dhiira galino Ardayda waqtiga adag waxbaranaayey waxaan rabnaa ina aan Muujino Isku xirnaanta ardayda Soomaaliyeed Ee Jaamcadda K.U , ayuu yiri Madaxweyne Abdisalam Ahmed Mahamed .

Gabagabadii xaflada waxa shahaadooyin Iyo waliba Hadiyadu la gudoonsiiyay ardaydii ka Qalin jabisay jaamacadda K.U ee Magaalada Kampala.

W/Q: Abdikarin Adde Mohamud 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT