DAAWO :- Soomaaliya Soomaalibaa Leh: Fariin Culus oo ku socota Imaaraadka & Go’aankii M/weyne Farmaajo oo sii….

Madaxweynaha DFS ayaa muujiyay awooda iyo sareynta ay leedahay midnimada Soomaaliya kadib khudbadiisii furitaanka kalfadhigii sedexaad ee xildhibaanada labada aqal.

Si gaar ah, waxaa ay fariintaas ugu socotay Imaaraadka Carabta iyo Shirkadda DP World kuwaas oo heshiis la galay Somaliland.

Fariinta ayuu madaxweyne Farmaajo ku xasuusiyay dalkaas iyo shirkadaha doonaya iney boobaan kheyraadka Soomaaliya in Soomaaliya ay Soomaali leedahay.

HOOS KA DAAWO FARIINTA MD FARMAAJO.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT