DHAGEYSO: BFSomalia Oo Go’aan Ka Gaaraya Heshiiskii Dp World & Somaliland

Xubnaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo 10-kii bishaan Maarso Kalfadhigooda seddaxaad uu furay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta yeelanayo kulanka ugu horeeyo Kalfadhigaan.

Ajandaha kulanka maanta ee Xildhibaanada waxaa uu yahay Heshiiska Dp world ee Ku saabsan dekadda berbera kaa oo udhaxeeyayEthopia , Soomaaliland iyo sidoo kale shirkadda DP world ee laga leeyay Wadanka isu tagga imaaraadka carabka.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT