DAAWO:- Fadeexo-M/Puntland Oo Dad Somaliland Ka Yimid Ku Adkeeysay Baasaboorka Soomaaliya

Warar hoose oo ay heshay Warbaahinta halsheeg.com ayaa sheegaysa in magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland oo laga bixiyo baasaboorka Soomaaliya, inta bandanna ay ka qaataan dadka ka yimaadaa gobollada Waqooyiga ee dalka Soomaaliya.
Arrintan ayaa waxay ceeb ku tahay haddii ay cadaato Maamulka Puntlanda, mana ah in ruux Soomaaliyeed loo diido baasapoorka, waxaana looga fadhiyaa in DFS ay wax ka qabato arrintaas maadaama ay masuul ka tahay ummadda Soomaaliyeed.

Dadkan ayaa intooda badan waxaa ay ka yimaadeen Somaliland, waxaana ay doonayaan aqoonsiga ama baasaboorka Soomaaliya.

Laakiin, boqolaal qof oo ka timid deegaanada Waqooyi iyo deegaano kale oo Puntland ah ayaanan helin baasabooradii ay dalbadeen.

HALKAAN HOOS KA DAAWO MUUQAALKA IYO SABABTA


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT