Daawo:- Muxuu Suleymaan Maxamuud ka yiri arrinta Somaliland & DF Soomaaliya isku hayaan?

Suleymaan Maxamuud Aadan Guddoomiyaha Golaha Odayaasha ee Guurtida Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Hargeysa ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muranka dhanka Siyaasadda oo maalmihii u danbeeyay u dhaxeeyay Maamulka Somaliland iyo Dowladda dhexe.

Wuxuna Fariin u diray Dowladda uu garwadeynka ka yahay Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo.

” Maalmaha kan anaga iyo Soomaaliya hadankeenii aadbuu u badan yahay,waliba waxaad moodaa af qaraar iney kuwada hadleyno wax loo baahan yahay ma ahan,waan kala quusanayee aan is deyno waxaana hayn nagama dhaxeeyaabn,dalka Somalilannd dee anagaa ka talineyno,” ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland.

 

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT