Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Muxuu Ina C/Shakuur Ka Damacsan Yahay Kulanka Masuuliyiinta Imaaraadka iyo Qorshaha Cucub Ee Lala Damacsan Yahay Farmaajo? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Muxuu Ina C/Shakuur Ka Damacsan Yahay Kulanka Masuuliyiinta Imaaraadka iyo Qorshaha Cucub Ee Lala Damacsan Yahay Farmaajo? | Hal Sheegaha La Hubo

Muxuu Ina C/Shakuur Ka Damacsan Yahay Kulanka Masuuliyiinta Imaaraadka iyo Qorshaha Cucub Ee Lala Damacsan Yahay Farmaajo?

Xog gaara oo ay heshay warbaahinta halsheeg.com ayaa sheegeysa in Siyaasiga Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur uu magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda dowlada Imaaraadka Carabta.

Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur iyo masuuiyiintan ayaa ka wada hadlay arimo ku saabsan Mooshinka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ka wadaan Heshiiska Dekada Berbera iyo sida loo abuuri kari karo Mooshin culus oo qalqal galiya Madaxweyne Farmaajo.

Warar qaar ayaa sheegaya in Saraakiishan ka socda dowlada Imaaraadka ay lacag aad u badan ku wareejiyeen Siyaasiga Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur, walow aan la ogaan inta ay la eg tahay, waxaana lagu kala diri doonaa Xildhibaanada Mooshinka ka wada DP World.

Si kastaba ha ahaatee dowlada Imaaraadka ayaa maalgalisa siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowlada Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan si weyn ula dhacsaneyn siyaaasada Imaaraadka iyo xulafadiisa.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT